Uncategorized

kormeerka masuuliyiinta ee Madxafka

masuuliyiinta xafiiska oo ay ugu horayso madaxa Xafiiska Marwo Warsan Cawil ayna ku wehelinayaan wasiirka madaxtooyada mudane Xuseen Qaasim, kuxigeenada madaxa xafiiska iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay madxafka xafiiska.

ujeedda kormeerkan ayaa ahayd in masuuliyiintu ay soo indho-indheeyaan madxafka iyo agabka yaala xaaladooda.